I'M NOT BEST BUT ISLAM IS BEST
Sidaa ciwaanka kusoo aragtayba Waxaanu maanta dhex Gali doonaa farqiqa udhaxeeya islaamka iyo dadka Lakin halmid niyada ku hay intaad qoraalkan akhrinayso ! Inagu ma noqon karo dad wada wanaagsan marwalba balse diinta islaamku waata ugu wanaagsan marwalba wakhti walba iyo goorwalba Aakhiro waa ta lagu badbaadayo hadana iyada mooyane tukalena aan la iska aqbalayn aduunyadana waata alle S.W.T loogu dhawaanayo Hadaba aynu usoo laabano mawduuceena Marka hore aynu ka hadalno sida ay dadkeenu diinta ufahmeen iyo siday tahay Dadkeeena somalidu badankeen waxaynu diinta uhaysanaa salaad la tukado iyo soon la soomo bisha ramadan Hadaba haday aragtidaas kaa dhadhacsan tahay kuma dhihi karo waad qaldan tahay balse waxaa kuu dhiman 100%75 percent kale oo diinta ah Kaliya waxaynu ka naqaana 25%percent waana sobobta keentay dhamaan arimahan aan hoos ku wada xusi doono •inay dumarkeenii ay udhaqmaan sida dumarka galada •inay isku fikir ...